Rihanna Waxaan mar kasta ku riyoodaa anoo Caruur dhalay..

Fanaanada caanka ah Rihanna ayaa sheegtay in mar kasta ku riyooto iyada oo caruur dhashay sida ay sheegtay.

 

Waxa ay xustay in aad u xiisayso caruurta balsa wali nasiibkeeda dhiman yahay waxa ayna so kaftan ah u sheegtay in dhawaan guursan doonto.

 

Rihanna oo ka mid ah fanaaniinta aduunka ayaa sheegtay in runtii aad uga hesho jacaylka ku salaysan naxariista sida kan ka dhaxeeya Jay-z iyo Beyonce.

Rihanna ayaa hore u soo samaysay dhoor xariir waxa ayna ku guul daraysatay in midna ceshato walow kii u danbeeyay yahay mid sii xumanayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

WpCoderX