Ajay Devgn oo xaaskiisa Kajol u diiday in wax ka jisho Filimka Golmaal 2…

Actarka Ajay devgan ayaa xaaskiisa Kajol u diiday in wax ka jisho Filimka Golmaal2 oo jilayaal ka yahiin Shahrukhan iyo Xiddiga kale.

 

Waxaa la sheegay in uu xaaskiisa ka dalbaday in joojiso heshiis ay hore ula gashay Shirkada Filimkaa maal galinaysa oo heshiis kajol hore ula gashay.

 

Lama yaqaano sababta go,aanka ku dhaliyay xiddigaa waana tan dad badan is waydiinayaan maadaama go,aanka uu yahay mid adag.

 

Ajay devgan ayaa wali go,aan aan nuucaan oo kale qaadan waxaana dad badan is waydiinayaan go,aanka kajol qaadan doonto.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

WpCoderX